Ciidamada Xoogga Dalka iyo Kuwa AMISOM ayaa la wareegay Deeganka Leego iyo deegana kale oo ka tirsan Gobalka Shabeelaha Hoose,...
Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa soo dhoweeyay doorashada afhayeenka baarlamaanka...
Hay’adda Bisha Cas ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa maanta raashin afurin ah u qeybisay qoysas danyar ah oo ku...
Muqdisho, 28 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku celiyey in dowladdiisa...
Maamulka deegaanka Ceel dibir ee gobolka Mudug ayaa howlgalo isugu jira burburin dhismiyaal sharci daro ah iyo baneynta wadooyinka deegaankaasi...
kulanka Barlamaanka Soomaaliya oo shir gudoominayey afhayeenka golaha shacabka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari “ayaa waxaa hor yimid wasiirka ...
Ka dib munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta daryeelka ilmaha agoonta ah ee Badbaado kuna taala degmada Hodan ee gobolka...
Deeqdan Dawada ah oo gaaraysa ilaa 160-kartoon oo nuucyo kala duwan ah ayaa Wasiiradda caafimaadka dawlada Federaalka ah ee...
Lacagtaan deeqda ah ee maanta ay hey’ada samafalka Hormuud Foundation u qaybisay caruurta agoonta ah ee magaalada Muqdisho ku nool...
Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed ayaa Xalay howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo waxa ay ka sameeyeen xaafadaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho