Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa xalay waxa uu kulan kula qaatay Magaalada Bern,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay wehliyaan Agaasimaha Telefishinka Qaranka iyo...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo hadal ka jeediyey furitaanka kulanka Baarlamaanka ee maanta ayaa ugu...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukuno dil iyo xabsi isugu jira ku riday eedeysanayaal lagu helay inay geysteen falal la xiriira...
Mogadishu, 15 August 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ayaa shir gudoominayay kulan looga hadlayay horumarka Dowladda ay ka sameysay hufnaanta Maamulka Maaliyada. Kulankaan...
August 15, 2015 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis is-faham (Memorandum of Understanding –MOU) la gashay Dowladda Sweden, kaasi oo...
Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo ayaa bilihii la soo dhaafay waxa ay waddeen olole nadaafadeed oo lagu nadiifinayo dhammaan...
Saraakiisha AMISOM yaa Howlo kormeer ah ku tagay degmooyinka Baardheere iyo Diinsoor halkaa soo dhawaan Ciidamada xoogga ay kala Wareegeen...
Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xuukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux oo wareysi siiyay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in Dhawaan Shaqooyin...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay dhammaan xubnaha magacaabista ku imaanaya ee ka mid noqonaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho