Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka...
August 25, 2015 Asagoo ka wakiil ah dowladda iyo shacabka Mareykanka, Ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P....
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Muqdisho, August 25, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa...
Maamulka degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa shaaciyay in dib loo furayo Waddada Xiriirisa degmadaas iyo Magaalada Baydhaba ee Gobolka Baay....
Bani’aadmiga dunida ku wada nool, Ilaahey ayaa wada uumay, waxa ay isugu jiraan Muslimiin iyo Gaalo. Diinta Islaamku waxa ay...
Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay qubuuraha Langata ee magaalada Nairobi marxuun Cismaan Cilmi Cadaawe oo ahaa muwaadin Soomaaliyeed...
Munaasabad loogu magacdaray soo nooleynta dhaqanka, hiddaha, farshaxanka iyo isdhexgalka bulshada ayna soo qaban qaabisaty wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalkiisa...
Muqdisho: Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo usbuucan bilowgiisii shaacisay in bandhigyo tayo dhawr ah loo qaban doono...
R/wasaare ku xigeenka dalka, oo ay wehliyaan wasiirro ka tirsan xukuumadda ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu saxiixayay daryeelka caruurta SDoomaaliyeed...
Maamulka gobalka Banaadir ayaa mas’uuliyiinta degmada Heliwaa kala hadlay horumarinta adegyada bulshada ee degadaasi. Kulanka waxaa shir gudoominaye gudoomiye ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho