Maxamed Siyaad Cali Taliyaha saldhigga Boliiska ee degmada Jowhar ayaa sheegay howlgalo ammaanka laga xaqiijinayay ay ka sameeyeen xaafaddo ka...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Khaalid Cumar Cali oo soo gaba-gabeeyay booqashadiisa shaqo ee uu...
Ciidamada AMISOM ee gobolka Baay ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal dahwaan deegaanka Jameeco oo ilaa iyo 18-kiilo mitir dhinaca...
Maamulka Galmudug ayaa ka dayriyay xaaladda nololeed dadka naafada ah ee ku nool magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, xilli ay...
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa sheegtay in la joojiyay diiwaan galinta arday cusub ee dooneysa in ay ka qayb...
Qalabkan Caafimaad ee maanta la gaarsiiyay Degmooyinka Caabudwaaq,Balanbale iyo deegaanka Dhabad oo ka tirsan gobolka Galgaduud oo ahaa Hal Konteenar oo...
Cadaado- 13 Juun 2015 - Shirka dhismaha maamulka Gobolladda Dhexe ee Soomaaliya ayaa si habsami leh uga socda magaaladda Cadaado...
Guddoomiyaha guddiga difaaca ee baarlamaanka Soomaaliya mudane Xuseen Carab Ciise ayaa ka warbixiyay shir uu kaga soo qeybgalay dalka Fariinsiiska....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta u ambabaxay dalka Koonfur Africa ayaa goor dhow gaaray dalkaasi,...
Guddiga loo xilsaaray gurmadka badbaadinta iyo samatabixinta Qoxootiga soomaaliyeed ee dalka Yeman ayaa weli waxay wadaan dadaalo loogu gurmanayo dadkaasi,...
Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...
Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho