Wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya iyo xubno ka socda guddiga maamul u sameynta gobollada Mudug...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xubno ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa ka qayb galay isu...
11 April 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta daah furey toddobaadka dhir beerista...
Xigasho: Sahan Journal Abdisamad Muhiyadin Adan, waa arday Soomaali ah oo jira labaan sano wuxuu ka tagay magaalada Hargeysa. Cabdisamad waxaa...
Mogadishu, 11 April 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa maanta kulan la qaatay...
Wasiirka amniga Gudaha Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in hay’adaha ammaanku ay ka hortageen dhowr isku day oo ay...
Xaaladda Caafimaad ee wariye Farxaan Suleymaan Daahir oo ay shalay koox hubeysan ku dhaawaceen degmada Hodon ayaa soo hagaageysa, isagoo...
Roob ayaa ka da’ay qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan ayadoo ay ku diirsadeen dadka degaanka oo jiilaal ku jiray...
Mogadishu, 11 April 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Ciidanka ammaanka waddanka Masar ayaa gacanta ku dhigay doon ay la socdeen dad tahriibeyaal ah oo cilladowday xilli ay ku...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo oo laga gaaray horumarinta...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sii xoojisay dagaalka ka dhanka ah kooxaha khawaarijta, iyadoo hawlgallo qorsheysan oo ay fuliyeen ciidammada...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho