Wefdigan oo uu hogaaminaayo dacwad oogaha guud ee qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo ay kamid yihiin qareenadii dowladda Soomaaliya...
Deeq isugu jirta dhar iyo lacag oo maanta loo qeybiyay gabdhaha agoonta ah ee ku jirata xarunta xannaanada agoonta Boondheere....
Ciidamada ammaanka magaalada Baydhabo ayaa lagu soo waramayaa in ay qabteen maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al Shabaab kuwaa oo ku...
Baqdin ayaa soo food saartay Maleeshiyaadka Argagaxisada ah ee Al Shabaab ee ku sugan degmada Baar dheere ee gobolka Gedo,...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir oo wareysi siiyay Warbahainta Qaranka ayaa sheegay in Maamulkooda uu diyaar u...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa afur iyo casho sharaf u sameeyey ardaydii ku tartantay akhriska Qur'aanka...
Tartan kubadda cagta ah oo ku saabsan soo nooleenta Isboortiga iyo Farshaxanka ayaa ka furmay magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Waxaan hakaan idinkugu soo gudbineynaa sawirro hotelka Siyaad laga soo qaday saake kadib qaraxii xalay lagu soo weeraray Hotelkaas...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho