Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Addis Ababa, 12 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta...
Cabdiraxmaan Maxamud Cali oo ah Xildhibaan ka tirsan Golaha deegaanka magaalada Espoo ee dalka Finland ayaa dhawaan la kulmay Madaxweynaha...
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Qareeno Dowladda Somaaliya ay u xilsaartay Dacwadda ku saabsan muranka dhinaca badda ee u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa galabta ka dhoofay magaalada Muqdisho, ayagoo ku...
Safaarada Soomaaliya ee dalka Qadar ayaa munaasibad affur ah u samaysay Kooxda Kubadda Cagta ee Jaaliyada Soomaalida ee dalka Qadar...
Kulankan maanta ay wada yeesheen maamulka gobolka Banaadir iyo gudoomiyiyaasha degmooyinka gobolka ayaa waxaa shir gudoominayay key simaha gudoomiyaha gobolka...
Xarunta qeybta taliska nabadgaliyada wadooyinka ee Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu soo bandhigay gaari nuuca yar yar ah oo sida...
Macalimiinta wax dhiga dugsiyada sare ee ku yaala gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa maanta magaalada Gaalkacyo loogu soo gabagabeeyay ilaa...
Xilli lagu guda jiro tobankii ugu dambeeyay ee bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa dadka naafada ah ee ku nool degmada...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho