Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa ka qeybgalay xalay munaasabad sare loogu qaadayay wada shaqeynta ciidanka booliiska iyo bulshada oo xalay...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Maxaabiis tiradoodu gaareeyso ilaa 50 oo ku xirnaa xabsiyada magaalada Kismaayo ayaa maanta la sii daayay kaddib markii madaxweynaha maamulka...
Kulan looga hadlayay horumarinta dhaqaalaha gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu qabtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Kulankan oo uu...
Siyaasiga iyo Wariyaha Rug cadaaga ah Yusuf Garad ayaa wareysi la yeeshay khubarada Somaliya u meletalaya dacawadd bada ee...
Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ayaa waxaa maanta lagu qabtay kulan looga hadlayay horumarinta iyo sugida amniga degmadaasi iyadoo ay...
Munaasabadan oo loogu hambalyeynayay maamulka Galmudug ayaa lagu qabtay magaalada London, waxaa ka qeybgalay qaar kamid ah xubnaha Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Mashruuca horumarinta dhaqaalaha dowladda Hoose ee xamar oo socday muda 6 bil ah ayaa lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho iyadoo...
Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in 13 bishan Luulyo ay gudbineyso dowladda Soomaaliya dukumentiyadii...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho