Kulankan lagu soo bandhigayay daraasad laga sameeyay caqabadaha waxbarasho ee ka jira dalka Soomaaliya iyo sida lagu xalin karo oo...
Hay’adda UNHCR ayaa jawaab ka bixisay hadalkii ka soo yeeray Madaxweyne ku-xigeenka Kenya William Ruto oo ahaa in Qaxootiga Soomaalida...
Madaxweyne ku-xigeenka Kenya William Ruto ayaa dalbaday in qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool xeryaha qaxootiga Waqooyi bari ee Kenya...
Qaban qaabada munaasabad balaaran oo loogu dabaal-degayo Xuska Aas Aaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku Asteysan 12-ka April ayaa...
Garoowe, 12, April, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirshid Cali Sharmarke ayaa hambalyo ku aadan sanad guuradii 55aad...
Wasiirka Gaashaandhigg Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidamadda Xogga dalka Soomaaliyeed,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdi Rashid Cali Sharmarke iyo waftigiisa ayaa xalay ka qayb galay xaflad balaaran...
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta in ka badan 20, haween ah u furay tababar la...
Madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe waxaa hadda si toos ah uga socota xaflad lagu soo dhaweynayo Wafdigii uu hogaaminayey Ra'iisul...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho