Maamulka Jaamacadda SIMAD wuxuu maanta xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay 17 macallin oo soo dhammeysatay waxbarashada sare PhD iyo Master-ka,...
Mas’uuliyiinta katirsan xisbiga Nabada iyo Horumarka ee P D P ayaa maanta deeg lacageed gaarsiiyay waalidiinta dhalay carruur dhashay ayagoo...
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa qalab ka kooban Matoorro dab dhaliyayaal ah ku wareejiyey taliska ciidanka Boliiska Puntland, agab...
Dawacadan loo heystay dad galay dambiyo kala duwan oo isugu jira dil, dhac iyo kufsi ayaa maanta waxaa u fadhiisatay...
Horjooga haan ka tirsanaa kooxda nabaddiidka UGUS ayaa isku soo dhibay ciidanka xooga dalka ee ku sugan magaalada Xudur ee...
Dowladda Mareykanka ayaa cambaareysay weerarkii lagu qaaday Hotelka Maka Al-Mukarama ee ay maleeshiyada Al-Shabaab doonayeen inay ku xasuuqaan dad rayid...
Agaasime Ku-xigeenka Waaxda nadaafadda ee gobalka Banaadir Mudane Xuseen Abtidoon Warsame ayaa faahfaahin ka bixiyey ololaha nadaafadeed ka socda caasimadda....
Ciidamada ammaanka ee dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay saddex haween ah oo lagu tuhmayo in xiriir la leeyihiin maleeshiyaadka...
Wasiirka amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ugu baaqay dhallinyarada weli ku harsan Maleeshiyaadka Al-shabaab inay ka waantoobaan ficilada xun...
Wasaaradda Ganacsiga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in weerarada ay maleeshiyaadka UGUS ka geesanayaan Hoteelada iyo goobaha kale in ganacsiga...
RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...
RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...
Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho