Isbitaalka degmada Beledweyne ayaa laga hirgaliyay mashruuc koronto looga dhalinayo cadceedda, taas oo suurta galin doonto in loo adeegsado dhammaan...
Guddomiye ku xigeennada 2aad ee baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa magaalada Garowe kulan kula qaatay guddoomiye ku xigeennada baarlamaanka...
Koox hubeysan ayaa xalay macallin dugsi ku dilay degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Saraakiisha ammaanka ayaa xaqiijiyay in Macalin...
Shirkaan Golaha wasiirada labada maalin uga socday Magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlayay Dar Dar galinta Howlaha horyaala Xukuumada Somalia...
Marwo Harriet Mathews OBE ayaa soo loo magacaabay safiirka cusub ee dowlada Uk ee Soomaaliya,waxayna bedelaysaa Mr Neil Wigan oo...
Shirka dib u heshiisiinta Beelaha wada dega gobolada Mudug iyo Galgaduud oo ka socda magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta gobolka...
Duqa degmada Beledweyne Cumar Aadan Deeqow oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ganacsatada ku nool gobolka Hiiraan gaar...
Dawladda goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland dadaalka tooska ah ee ay kula jirto kooxda nabad diidka ah UGUS waa dagaal aan...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cisman “Jawaari” oo warbahinta qaranka Soomaaliyeed kula hadlay xafiiskiisa ayaa hambalyo ay ku...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaasi maanta lagu soo geba gebeeyay shir...
RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho