Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo socdaal dibadda ah ku maqnaa ayaa maanta...
Ciidamada Hay’adda Nabad sugidda ee Gurmadka Gor gor ayaa maanta kulan afurin ah u sameeyay qaar ka mid ah qoysaska...
Su’aallaha la weeydiiyey Wasiirka Maalliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kala ahaa Mushaaraadka Ciidammada,shaqaallaha rayidka ee dowladda,lacago la sheegay in seddexdii...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Cabdullahi Axmed Jamac Ilka Jiir, Maamulka Xafiiska, Agaasimayaasha waaxeyaha iyo Dhamaan shaqaalaha iyo...
Muqdisho, 21 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay wafdi ka...
Dad tabaalaysan oo iskugu jira naafo,Agoon ,iyo waayeel ayaa maanta deeq lacaga oo kamid timid labo ruux oo muxsiniin Soomaaliyeed...
Wasiirka Gaashaandhigga DF. Soomaaliya, Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib socdaal shaqo...
Jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Johannseburg ayaa kulan afur sharafeed la qaadatay Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka Soomaaliyeed oo dalkani u...
Iyadoo Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waayihii ugu dambeeyay uu waday siyaasada la xiriirta horumarinta iyo tayeynta ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa...
Madaxwaynaha Dawladda goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta booqday Cisbitaalka weyn ee magaalada Garoowe oo la dhigay dhaawaca ...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Xamsa Aadan Xaadow, ayaa kulan la yeeshay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gamal Maxamed Hassan, oo ay weheliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda,...
RADIO MUQDISHO:-Warbaahinta Masar ayaa si rasmi ah u shaacisay in laba qof ay dhinteen, halka 25 qof oo kalena ay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, Mudane Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho