Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo isagoo key sugan gobolka Galgaduud wareysi siinayay...
Kulanka Baarlamaanka ee manta oo ahaa Kalfadhiga 6aad, Kulankaasi 11aad waxaa shir Guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan...
Shirkani oo socday mudo afar maalin ah ayaa lagu soo gabagabeeyay dalka jabuuti waxaana looga hadlayay arimaha Burcad badeeda iyo...
Degmada qasaxadheere waxay kamitahay Degmooyinka hoos imaanaya G/Baay waxaana mudo kudhaw 3 sano go. odoomiyey Ururka Gumaadka umada Soomaaliyeed ee UGUS ....
Waxaa maanta si rasmi ah loo dhaariyey 4-wasiir oo kamid ah Wasiirada cusub iyo kuwa uu isku shaan dheynta ku...
Agaasimaha Guud Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Axmed Xaaji Cabdi ayaa ka qaybgalaya shir ay hay'adda Isgaarsiinta Caalamka ( ITU)...
Isku Aadka degmooyinka gobollada dalka Ee tartan Cilmiyeedka Bisha Ramadan R.muqdisho & S.N.Tv 2015 No Demgada Degmada Goorta 1 Kaaraan...
Ciidamada booliska Soomaaliyeed ayaaa maanta waxaa ay magaalada Muqdisho ku soo bandhigeen gaacada ka ciyaar ay ku muujinayaan sida ay...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay ku waramayaan in ergada shirka maamul u sameynta...
Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sareeyo guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay taliyaha ciidanka Boliiska ee...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho