Mudaneyaasha Baarlamaanka ayaa maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho ayadoo lagu wado in xildhibaanada uu hor-tago R/wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane...
Saldhiga Boliiska ee degmada Xamar Jajab ayaa maanta lagu soo bandhigay labo gaari oo raashiin gargaar ah u siday qoysaska...
Isu Imaatinkani oo lagu weyneynayay Dhalashada Nabigeena NIKH ayaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay iyadoo ay ka qeyb galeen culumaa’udiin...
Kulankani maanta magaalada Muqdisho ay yeesheen xubnaha Golaha Abwaannada ayaa waxa ay ugu baaqeen Baarlamaanka Dalka in uu ansixiyo Xukuumadda...
Barnaamijka Ololaha hormarinta Qoraalka iyo Akhriska oo loogu talagalay in lagu soo bandhigo Buugaagta ay qoreen Qoraayaasha Somaaliyeed ayaa Naadiga...
Wafdigani uu hogaaminayay madaxwaynaha maamulka Ximan iyo Xeeb C/llaahi Cali Maxamed oo ay qayb ka ahaayeen xubno ka tirsan labada...
Wafdiga oo ka koobnaa 30 xubnood ka badan oo isugu jira Aqoonyahano, Nabadoono, Culumaa'udiin, iyo waxgarad oo ka ambabaxay magaalooyinka...
Munaasabad Kooban Oo Qalabkanni Caafimaad ee loogu talo galay isbitaalka Magaalada Bula burde ayaa maanta magaalada Muqdisho lagu guddoonsiiyay wakiilo...
Maxamed Cilmi Afrax Mideeye oo kamid ah musharaxiinta isu soo taagtay qabashada xilka madaxtinimadda goboladda dhexe gaar ahaan Mudug iyo...
Kulankani oo lagu taageeraayay xukuumada cusub ee uu dhawaan soo dhisay Ra’isul wasaaraha dowlada Soomaaliya madnane Cumar Cabdi Rashiid Cali...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...
La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho