Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Qamar Cali Cumar ayaa xalay ka qeyb gashay munaasabad lagu weyneynayay xuska maalinta haweenka adduunka, kaa...
13 qof oo Soomaali ah ayaa ku dhimatay shil baabuur oo ka dhacay dhuleedka magaalada Khartoum ee xarunta dalka Sudan,...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdinaasir Maxamed Gaarane oo kormeeray xaruntii xanaanada xoolaha...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali “Sharma’arke” iyo wafdi uu hoggaaminayay oo maalmahaan ku sugnaa...
Muqdisho, 8 Maarso, 2015 Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa hambalyo u diray dhamaan haweenka Soomaaliyeed, munaasabadda xuska 8-Maarso, gaar ahaan...
Guriceel, March 8, 2015….Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmahaan socdaal shaqo ku joogay gobolka Galgaduud ayaa...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusman Jawaari ayaa Haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Munaasabadda maalinta Haweenka caalamka...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aankii dowladda Mareykanka ay Zakariye Ismaaciil Xirsi oo loo yaqaan Zaki, kaga...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdusalam Hadliye Cumer ayaa gaaray maanta Magaalada Cairo ee...
Shirkan Caalamiga ah oo looga hadlaayo Maalgashiga Soomaaliya ayaa waxaa si wadajir ah u soo qaban qaabiyay Safaaradda Mareykanka ee...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...
Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho