Shirkaan Golaha wasiirada labada maalin uga socday Magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlayay Dar Dar galinta Howlaha horyaala Xukuumada Somalia...
Marwo Harriet Mathews OBE ayaa soo loo magacaabay safiirka cusub ee dowlada Uk ee Soomaaliya,waxayna bedelaysaa Mr Neil Wigan oo...
Shirka dib u heshiisiinta Beelaha wada dega gobolada Mudug iyo Galgaduud oo ka socda magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta gobolka...
Duqa degmada Beledweyne Cumar Aadan Deeqow oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ganacsatada ku nool gobolka Hiiraan gaar...
Dawladda goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland dadaalka tooska ah ee ay kula jirto kooxda nabad diidka ah UGUS waa dagaal aan...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cisman “Jawaari” oo warbahinta qaranka Soomaaliyeed kula hadlay xafiiskiisa ayaa hambalyo ay ku...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaasi maanta lagu soo geba gebeeyay shir...
Shir looga hadlayo ka hortagga tacdiyadaha loo geeysto haweenka oo sanad waliba lagu qabto dalka Mareykanka ayaa ka furmay dalkaasi,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo...
Ciidamada dowladda ayaa howlgallo lagu baacsanayo Maleeshiyaad ka tirsan ururka Gumaadka Ummadda Soomaaliyeed ee UGUS ka sameeyay tuulo hoostagta degmada...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa maanta ka qaybgalay kulan ku saabsan doorka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa kulan kula yeeshay xarunta...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka...
Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho