Ardeydaan wax ka barta Jaamacadda Muqdisho xaruumeheeda kala duwan ayaa maanta u fadhiista Imtaxaanka sanad waxbarasheedka 2014-2015 kuwaasi oo isugu...
Wafdigan ay hogaaminaysay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar ayaa waxaa qayb ka ahaa Xildhibaanno...
Munaasabad lagu dhiiragelinayey Ardayda Soomaaliyeed ee dhammeysay Dusgiyada Waxbarasho ee dalka Finland ayaa lagu qabtay xarunta dhallinyarada dalkaasi Munaasabaddaas ayaa...
Xafladda ayaa waxaa soo qaban qaabiyay hay’add lagu Magacaabo Hersare Organization,iyadoo Dhakhaatiirta loo aqoonsaday iney yihiin kuwo dadka wax u...
Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in ay ay ka go’antahay Doorashooyin Soomaaliya ka dhaca, 2016'ka laakiin lagama-maarmaan ay tahay in...
Mudanayaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayaa lagu wadaa in ay go’aan ka gaaraan Mooshinka...
Kulanka oo ay isugu yimaadeen, Qaar ka mid ah isimada, ugaasyada iyo Duubabka Soomaaliyeed ayaa looga hadlay arrimo ay ka...
Taliyaha Hey’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Gen C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa maanta booqday Deegaanka Ceelasha biyaha ee Duleedka Muqdisho...
Munaasabad balaaran oo lagu maamuusayey maalinta deegaanka aduunka ayaa maanta lagu qabtay xaafada islii ee magaalada Nairobi gaar ahaan dugsiga...
Aqoon la’aani waa iftiin la’aan. Aqoontu waa iftiin, jahliguna waa mugdi. Hal ku dhegyadaas iyo kuwo kale ayaa ka mid...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gamal Maxamed Hassan, oo ay weheliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda,...
RADIO MUQDISHO:-Warbaahinta Masar ayaa si rasmi ah u shaacisay in laba qof ay dhinteen, halka 25 qof oo kalena ay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, Mudane Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa la kulmay Ms. Åsa Regnér oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho