Howlgalkan oo ay si wada jir ah u fulinayeen ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda, Ciidanka Booliska iyo kuwa AMISOM ayaa...
Kulan balaaran oo ay isgu yimaadeen qeybaha Soomalida ku nool wadanka Holland ayna ka soo qeybgaleen madax ka tirsan Laamaha...
Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini oo weli ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka...
Kulankaan xalay lagu qabtay xarunta taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ee Kumaanda Buluusiya ayaa waxaa ka qayb galay ku xigeeenka ra’iisul...
Barnaamijka gargaar iyo gurmadka ee lagu caawinayo dadkeenna Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan Yemen iyo kuwa hadda laga soo daadgureynaya warbaahinta...
Tartan kubadda cagta ah oo lagu maamuusayay xuska 72-guuradii ka soo wareegtay aas aaska ururka dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL 15-May...
Kulankaas amaanka looga hadlayay ee caawa lagu qabtay xarunta hay’ada sirdoonka iyo nabadsugida qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qayb galay...
Munaasabadan looga hadlayay cirib tirka Kooxda Gumaadka Umadda Soomaaliyeed ee UGUS oo maanta lagu qabtay Xarunta Degmada Boondheere ee Gobolka...
Muqdisho,18 May 2015-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay hormuudyadda Jamaacadaha dalka gaar ahaan kuwa...
Wasiirka Gaashandhiga Dawlada soomaaliya Mudane Cabdiqaadir sh.Cali diini waxaa garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Kismaayo kusoo Dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka Koobad Ee Jubbaland...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka Qatar Mudane...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar ka mid ah...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowladda ayaa hirgelinaya isku-xirka Nidaamka Mushaar-bixinta Dowladda (Payroll/SFMIS) iyo Aqoonsiga Qaranka ee NIRA. Xafiisku wuxuu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoonka Golaha Haweenka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho