11-ka nin ee lagu soo bandhigay xarunta Taliska ciidanka 12-ka April ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ah kuwa ay ciidamada...
Shir ay golaha fulinta dowladda Federaalka Soomaaliya ku yeesheen xafiiska Ra’iisul wasaaraha oo uu shir guddoominayey Mudane Maxamed Cumar Carte,...
Kulankani oo looga hadlayay kaalinta ay warbaahinta ay ku leeyahiin haweenka iyo caqabadaha ay la kulmaan ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Muqdisho ...
Mudane C/laahi Colaad Rooble Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Haweenka...
Kormeerkaan oo ujeedkiisa ahaa u kuurgaliada xaalada ay ku nool yihiin maxaabiista ku xiran xabsiyadda ayaa saraakiil ka socatay hay...
Xarunta Jaaliyada Yemen oo ku taala degmada Shibis ee gobolka Banaadir isla markaana hadda Kam u ah dad isugu jira...
Shirkaani oo looga Tashanayey hormarinta iyo tayeynta waxbarashada dalka, dardar galinta qorshaha wasaradda waxbarashada xukumadda Soomaaliya ay ku doonayso in sanadkaan ay...
Cabdullaahi Maxamed Saneey Agaasimaha waaxda dabdamista iyo danabka ee Gobolka Banaadir oo howlo shaqo u tegay dalka Britain ayaa...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo xalay ku hooyday magaalada Ksimaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa lagu...
Taliyaha ciidanka xoogga ee degmada Buulo Burte Gaashaanle Cabdullaahi Barre Cilmi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in howlgallo...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho