Muqdisho, 26 April 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka maamulka...
Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in amniga gobalka uu yahay mid wanagaasan, tasoo ka dambeysay wada shaqeynta ka dhaxeysa shacabka,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maanta uu si rasmi ah u...
Kalfadhiga lixaad ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu si rasmi ah u furmo berito, kaddib...
Wasiirka Beeraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda ay dadaal ugu jirto ka hortagga fatahaad uu sameeyo Webiga Shabeelle, isla...
Tiro Soomaali ah ayaa isugu soo baxay afaafka hore ee xarunta dowladda dhexe ee Mareykanka, halkaasi ay ku muujiyeen sdia...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa howlgeliyay gaari casri ah oo loogu talagalay cilad bixinta nalalka ku shaqeeya cad-ceeda, iyadoo guddoomiyaha gobolka uu...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa sheegay in Xukuumaddu ay dadaal ugu jirto dhismaha maamul ay yeeshaan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ah ay u diyaar garowday soo celinta qaxootiga...
Muqdisho 25 April 2015: Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Inj. Saalax Sheekh Cismaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo...
Hoggaamiyaha Waqooyi Bari ayaa habka fogaan-aragga uga qayb galay munaasabadda lagu xusay sanad-guurada maamulkaas oo lagu qabtay gobolka Minnesota ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo safar shaqo u joogo magaalada Laasacaanood ee xarunta Waqooyi...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-xidigle Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan u magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Magacaabistan...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Aqoon-is-weydaarsiga Istaraatiijiyadda iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho