Mashruucaan oo taabagelintiisa ay iska kaashanayaan Dowladda Fadaraalka Soomaaliya iyo dowlad gobaleedka Galmudug isla markaana ay maalgalinayaan Dowladaha Norway iyo...
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta la kulmay Wakiilka KMG ah ee Qaramada Midoobay u...
Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada Iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdullaahi Aadam Muuse, ayaa maanta Shir Gudoomiyay Shirka Guddiga...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed, ayaa shir guddoomiyay kulan weyne ay maanta yeelanayaan Garsoorka, Xeer-Ilaalinta iyo Ciidanka...
Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa meelmariyey dib-u-eegista Xeer-nidaamiyaha Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha iyo...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,ayaa Shaacisay xilliga u si rasmi ah u furmayo qorshaha lagu...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminaayo...
Dowladda Sacuudiga, ayaa soo saartay go’aamo ka dhan ah dadka ku xad-gudba awaamiirta Xajka oo ah xabsi shan iyo toban...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa maanta kulan la qaatay Michal Mlynár oo ah kaaliyaha Xoghayaha...
Wasaaradda Deegaanka Iyo Isbedelka Cimilada Dowlada Federalka oo kaashanaysa Wasaaradda Deegaanka Galmudug iyo Maamulka Degmada Hobyo ee Gobalka Mudug ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho