Wararka naga soo gaaraya deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka Al-shabaab iyo dadka deegaanka Xiindheere dagaal uu...
Ciidamada ammaanka ee dalka Kenya ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay howlgallo ka waday xaafada ay soomaalidu degto ee...
Mas’uuliyiintani ka socday hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cuntada iyo Beeraha ee magaceedda loo soo gaabiyo FAO oo uu hogaaminayey...
Maamulka Gobolka ayaa maanta muwaadiniin Soomaaliyeed dib ugu celiyay dhul si sharxi darro ah looga deganaa muddo 25 sano ah....
Xaalada horjoogaha ugu sareeya ee Al-Shabaab ayaa laga deerinayaa kaddib markii ay la soo darseen xanuunno halis ah, iyadoo la...
Maamulka gobalka galgaduud ayaa dowlada Somaaliya iyo hay’adaha samafalka ugu baaqay in gargaar deg deg ah la gaarsiiyo dadkii dhawaan...
Wasiir ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka warbixiyey kormeer uu ku soo maray qeybo ka mid ah gobalka...
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya ayaa sheegay in deegaanada fara-ku-tiriska oo ay kaga harsanyihiin maleeshiyaadka Al Shabaab gobalada Baay, Bakool...
Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Jaamacadda Bariga Africa qaybta magalada Qardho ayaa waxaa looga hadlay dhibaatooyinka kala duwan uu...
Tartan isboorti oo ku saabsan isdhexgalka bulshada ayaa loo qabtay cayaartooy ka socotay labo waax oo ka tirsan degmada Warta...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...
RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho