Kulankaan xalay lagu qabtay xarunta taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ee Kumaanda Buluusiya ayaa waxaa ka qayb galay ku xigeeenka ra’iisul...
Barnaamijka gargaar iyo gurmadka ee lagu caawinayo dadkeenna Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan Yemen iyo kuwa hadda laga soo daadgureynaya warbaahinta...
Tartan kubadda cagta ah oo lagu maamuusayay xuska 72-guuradii ka soo wareegtay aas aaska ururka dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL 15-May...
Kulankaas amaanka looga hadlayay ee caawa lagu qabtay xarunta hay’ada sirdoonka iyo nabadsugida qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qayb galay...
Munaasabadan looga hadlayay cirib tirka Kooxda Gumaadka Umadda Soomaaliyeed ee UGUS oo maanta lagu qabtay Xarunta Degmada Boondheere ee Gobolka...
Muqdisho,18 May 2015-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay hormuudyadda Jamaacadaha dalka gaar ahaan kuwa...
Wasiirka Gaashandhiga Dawlada soomaaliya Mudane Cabdiqaadir sh.Cali diini waxaa garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Kismaayo kusoo Dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka Koobad Ee Jubbaland...
dawlad-goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo koonfur galbeed Soomaaliiya ayaa magaalada Garoowe waxaa uga furmay shir ku saabsan ka tagga xaalufinta deegaanka guud ahaan...
Tababarkaan maanta loo furey 20 dhalinyarro oo fananiinta da,da yer ah ayaa lagubaranaya mudadda uu socdo sida loo sameeyo sawirada...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay in uu dib u dajin u sameeyo qoysas dhawaan laga kiciyay aga gaarka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gamal Maxamed Hassan, oo ay weheliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda,...
RADIO MUQDISHO:-Warbaahinta Masar ayaa si rasmi ah u shaacisay in laba qof ay dhinteen, halka 25 qof oo kalena ay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, Mudane Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa la kulmay Ms. Åsa Regnér oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho