Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo ka hadlayey xil-wareejintii Wasaarada oo maanta Muqdisho ka dhacday...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr.Cabdusalam Hadliye Cumer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga China u...
Maleeshiyada Alshabaab wali kama daalin daadinta dhdiigga dadka Soomaaliyeed. Qaraxii jimcihii tagay kooxdu ka geysatay masjid ku dhex yaalla Central...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika iyo Booliska xukumadda Koonfur Afrika ayaa si wadajir ah uga hadlay marxaladihii ugu dambeeyay...
Aqoon yahano Soomaali ah oo Kaashanaya Wasaarada Horumarinta Adeega Bulshada Bulshada ee Dowlada South Africa ayaa 80 ruux oo ka...
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweysay Magacaabista H.E. Katherine Simonds Dhanani inay noqoto Danjirihii ugu horeeyay ee Mareykan...
Isbitaalka Alnuur iyo Hay'adda AlBasar ayaa maalintii Sadaxaad ka wada isbitaalka weyn ee koofurta Galkacyo howlo isugu jira indha fiiqis iyo daweeynta...
25 Febraayo 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaley xarunta madaxtooyada casho sharaf ugu sameeyay...
Shirkaan looga hadlayay Dib u habeynta iso kor u qaadista Afka Soomaaliga Ee Maalmahaan ka socday Magaalada Muqdisho ayaa waxaa...
Dhalinyaradan burcad badeedda ah oo tiradoodu gaarayso 33, isla markaana ku jira xabsi ku yaala magaalada Muscat ee dalka Cuman...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...
RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Geesiyaasha Ciidanka XDS Soomaaliyeed u diray Hambalyada Sanad guuradii...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho