Dhammaan dadka jecel kheyrka waxaa laga codsanayaa in ay caawiyaan walaalkeen Sheekh Cali Cabdulaahi Aadan oo ah muwaadin Soomaaliyed oo...
Sii-hayaha xilka Wasiirka Maalliyadda Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdi Xalane oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu...
Ciidamada dowladda ayaa howl-gallo lagu sugayo ammaanka ka sameeyay tuulooyin hoos taga degmada Bardaale ee gobolka Baay, halkaas oo ay...
Saraakiisha Ciimadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulamo la qaatay odayaasha dhaqanka iyo maamulka qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Shabeelaha...
Qalinka: Abuukar Al-Badri, Muqdisho - Maalintii Axadda waxaa Muqdisho lagu soo dhoweeyey madaxweynaha Dalka Turkiga Md. Rajab Dhayib Erdogan (Recep...
Mudaneyaasha baarlamaanka ayaa maanta kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho, ayagoo uga hadli doona sharciyada Hanti-dhowrka qaranka iyo Xeerka doorashooyinka. Xildhibaan...
Sii-hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Shirka caadiga ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo...
https://www.youtube.com/watch?v=PcnuvRMjHSQ
Madaxweynaha maamulk Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo 21-1-2015 safar shaqo ugu ambabaxay magaalo ganacsiyeedka Puntland ee Boosaaso ayaa maanta...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho