Munaasabadaan lagu taageerayay mashaariicda horumarineed ee ay dowladda Turkiga ka hirgelisay magaalada Muqdisho, laguna soo dhaweynayay booqashii taariikhiga ahayd ee...
Maxamed Cilmi Afrax “Mideeye” oo ka mid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimada goboladda dhexe ee dalka gaar ahaan...
Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay,...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkaan idinkugu soo gudbinaynaa sawirrada soo dhaweeynta maanta loo sameeyay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan,...
Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho....
Marwada Koobaad ee dalka Marwo Qamar Cali Cumar ayaa maanta hoygeeda ku qaabishay marwada koobaad ee wadanka Turkey Emine Erdoğan...
25 January 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Turkiga...
25 January, 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa ka soo degey gegida...
https://www.youtube.com/watch?v=HIzhQ_djy-Q
Sawir Qaade: Axmed Cali Kaahiye
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho