Guddoomiyaha maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida Gaashaanle Xasan Cali Nuur Shuute ayaa maanta si rasmi ah uga furay...
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo saakay ka dhacay dagaal beeleedyo u dhexeeyo beelo walaala ah oo wada dagaa...
Muqdisho, February 07, 2015 Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ waxaa uu goor dhaweyd ogaaday in lagu dhaawacay Koonfurta magaalada...
Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Olgan Bekar oo ay wehliyaan Mas’uuliyiinta Hay’adda Tika ee Dowladda Turkiga u qaabilsan...
Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashanaya kan degmada Howlwadaag ayaa maanta ku guuleystay in muwaadin Soomaaliyeed ay dib ugu celiyaan guri...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa si wadajir ah xalay kulan ula qaatay Madaxweynayaasha...
Tababarkan oo loo qabtay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Qorsheynta ayaa lagu baran doono diyaarinta qorsho sanadeedka dowladda, gaar...
Isbitaalka DEVA oo ah isbitaal ay maamulaan dhaqaatiir ka tirsan Walaalaha Turkiga ayaa waxa ay keeneen qalab casri ah oo...
Mogadishu, 07 February 2015 – Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Rag hubeysan ayaa saaka aroortii toogtay Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Kenya, labo ka mid ah ilaaladiisa iyo wadihii gaariga. Xildhibaanka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...
R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho