Ciidamada kumaandooska ee Danab ayaa maanta munaasabad lagu dalacsiinayay qaarka mid ah saraakiishooda lagu qabtay xarunta tababarka ciidamada ee Jaziira,...
Allaha u naxariistee Fannaankii weynaa Maxamed Axmed Kuluc ayaa maanta ku geeriyooday Isbitaalka guud ee magaalada Hargaysa. Abwaan Cabdikariin Faarax...
Isu soo baxaan oo ahaa mid balaaran isla markaana lagu muujinayay sida Bulshada Soomaaliyeeed ay uga soo horjeedo sawir gacmeeedyo...
Siihayaha Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta u amba baxay dalka Cuman, halkaasi oo uu...
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ogolaaday codsi uu Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya usoo gudbiyey oo la xiriiray in la siiyo...
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kulan loogu qeybiyey qoraal uu Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya dib uga laabtay magacaabista...
Mogadishu, 17 January 2015 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la...
Wararka ka laga helayo xarumaha caafimaadka degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada Hoose ayaa tilmaamaya in 48-saac ee ugu dambeysay ay...
Qaar ka mid ah ururrada bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyey tallaabada xafiiska Hanti dhowraha guud ee ku aaddan la...
Qeybaha bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan caasimadda iyo qeybo ka mid ah gobollada dalka ayaa Barlamaanka Soomaaliyeed u soo jeediyey...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...
Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho