Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Amb. Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta waxa uu magaalada Ankara kula kulmay shaqaale...
Ciidamada nabadsugida Qaranka ayaa howlgallo ay maanta ka sameeyeen wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo gobolka Shabeelada hoose waxa ay...
Munaasabadan oo maanta lagu qabtay hotelka City Place ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed...
Munaasibaddan oo ka dhacay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Somalia, ayaa waxaa xilka kula wareegay Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid, isago kala wareegay...
Ergeyga gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Michele Cervone isla markaana ah madaxa ergeda dhammaan xubnaha Midowga...
Madaxweynaha J. F. S. mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay hey’adaha dowladd ineey sii laba laabaan dadaallada lagu horumarinayo...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho