Waxaa magaalada London lagu qabtey xaflad si heer sare ah ay u soo diyaariyeen aqoon yahanno Soomaaliyeed laguna sii sagootinayey...
Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa siminaar sare loogu qaadayo aqoontooda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud dhigiisa Jabuuti Mudane Ismaacill Cumar Geelle, Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah...
21 Febraayo 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta ka soo degey...
Wasiirka caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Xaawo Maxamed Xasan oo maanta booqatay dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay qarixii argagixisanimo ee shalay ka...
Mogadishu Feb. 21, 15....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmauud oo ka hadlayay furitaanka munaasabadda maalinta Afka hooyo ayaa sheegay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gaaray Muqdisho ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan...
War Deg Deg ah oo naga soo Gaaray Garoonka Diyaaradaha Aada Cadde Ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Diyaaradii waday Wafdiga...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane 𝐃𝐫. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐟𝐚𝐜 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho