Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaaha Gudaha iyo Federaalka oo uu hogaaminayo Agaasimaha xiriirka ee Wasaaradda Mudane Cabdifataax Cali Xasan ayaa...
Baaritaano dheeraad ah oo ay Ciidamada amaanka Dalka ay 24 kii saac ee la soo dhaafay ka sameeyeen degmooyinka gobolka...
Kulankan ay maanta wada yeesheen Xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo Haweenka ku nool sideeda xaafadood ee magaalada Baydhabo ee...
Gudoomiye Xigeenka Arimaha bulshada Iiman Nuur Iikar ayaa ka qeyb galay xaflad furitaan ah oo magaalada Nairobi ee dalka Kenya...
Muqdisho, 7da Maarso 2015 – Wasiirka Haweenka & Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar, ayaa sheegtay in aan...
Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay qorshayaasha xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Barnaamijka ayaa...
Maleeshiyaadka Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in uu hareeyay khilaaf ba’an oo sababay iney kooxdu laba garab u kala jabaan....
Wasaaradda amniga ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa heegan buuxa gelisay ciidamada ammaanka, iyagoo dhinaca kalena howlgallo caawa ka wada degmooyinka...
Guriceel, March 5, 2015…Waxaa booqasho ku yimid Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, wafdi ka socda Dowladda F. Soomaaliya oo hoggaaminayo...
Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha dhexe Cali C/llaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kormeeray mashaariic horumarineed oo ka socota magaalada Jowhar, isagoo soo...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...
RADIO MUQDISHO:-Alle ha u naxariistee, maanta ayaa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho laga soo dejiyay meydka marxuum Wariye Maxamed Aweys...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xalay ka qaybgalay kulan soo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho