Kulan ay isugu yimaadeen dhalinyaro ku midaysan magaca jaaliyadda Gobolka Hiiraan ee kunool Jaziiradda Malta, ayaa siwayn ugu taageerey Gudoomiyaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ,Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa galabta u ambamaxay dalka Ethiopia, waxaana wafdiga Madaxweynaha...
Shirka dib u heshiisiinta Beelaha Wada dega gobolada Mudug iyo Galgadduud oo ka socoda magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta gobolka...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda warfaafinta Hidaha iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliyeed Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye isla markaana ah gudoomiyaha gudigan...
Munaasabadani uu xilka kula wreegayay wasiirka cusub ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Mudane Saciid Xueen Ciid ayaa ka...
Inaa-li-laahi-Waa-inaa Ileyhi-Raajicuun Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa ka tacsiyeeyay saraakiishii...
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saakay dalka dib ugu soo laabtay, kaddib safar dibadda ah oo uu ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...
Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...
Doontaan oo ay saarnaayeen 55 Muhaajiriin ah oo u badnaa Soomaali oo ay ku jireen Mudaaniin u dhashay dalka Masar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho