Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho ayaa maanta daah furay olalaha dariseynta degmooyinka Gobolka Benaadir, iyadoo isla maanta uu ka bilowday...
Munaasabad loogu dabaal degayay sanad guurada labaad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay Machadka Waxbarashada Horseed, isla markaana...
Galdogob. Munaasabadaani oo ay soo abaabushay Mu’assasada AlMinhaaj ayaa waxaa kasoo qayb galay Maamulka Degmada, Culumada, Golaha Guurtida, Waxgaradka, Ardayda,...
Xaaladda degmada Dhuusamareeb ayaa saaka deggan kadib markii shalay uu halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo malleeshiyaad...
Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay ineey dar dar gelineyso howsha maamul u sameynta gobollada dhexe ee...
Ciidanka booliiska oo howlgal dad lagu soo qab qabtay xalay ka sameeyay degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Habeenkii xalay ayaa...
Barlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta uu fadhi ku yeesho xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho. Xeer ilaaliyaha...
Howlagalkaan ay ciidamada booliska soomaaliyeed ka wadaan magaalada muqdishu ayaa waxa uu iminka ka soconayaa Degmada X.weyne ee gobalka Banaadir....
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kulan la-qaatay odayaasha dhaqanka kuwaas oo uu kala kulmay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho