Munaasabad lagu soo bandhigayey hay’ad ka shaqeyn doonta dib u dejinta iyo takulaynta Qaxootiga Soomaalida ee dib loogu soo celinaayo...
Guddiga Doorashadda Rugta Ganacsiga Puntland ayaa si rasmi ah u shaaciyay Liiska Shirkadaha ka qaybgalaya Codaynta Doorashadda rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland...
Hoggaamiyaha Maamulka KMG ee Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi balaaran oo uu horkacayo ayaa maanta...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa looga hadlay howlgalladii ay hey’adda nabadsugiddu ku bur burisay...
Siyaasiga C/llaahi Nuur Maxamed “Diinaari” ayaa sheegay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxtinimada ee maamulka loo sameeyn doono gobollada...
Adayda Soomaalida ah ee Wax ka barta Jaamacadaha Ku Yaala Dalka South africa ayaa maalmo ka mid ah todobaadkaan waxaa...
Gudoomiyaha baarlamanka ayaa shir gudoomiyay kulan ay gudiyada joogtada ah ee baarlamanka ku yeesheen Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa soo xaadiray...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Sii hayaha xilka wasiirka wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ayaa tacsi tiraanyo leh u diray dadkii maanta ku geeriyooday degmada yaaqshiid ee...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kulan la-qaatay odayaasha dhaqanka kuwaas oo uu kala kulmay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho