28 January, 2015, Addis Ababa:- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa ka degey...
Hibo Jaamac Cabdulle โDhegabadanโ waa gabar Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan magaalada Muqdisho, taasoo uu cudur halis ah uu kaga dhacay...
Ciidamada Qalabka sida iyo kuwa Amisom ee ku sugan Jubooyinka ayaa isku balaarinaya deegaano fara badan oo jubooyinka ka tirsan...
Ciidamadani tababarka maanta loogu soo xiray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa tababarkoodu u socday muddo, iyadoo ciidamadaasi ay...
Xildhibaannada baarlamaaanka Somalia ayaa kulankii maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho kaga dooday dhismaha guddiga madaxa banana ee doorashooyinka, waxaana...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta aqalka madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa xafiiska Bankiga aduunka...
Musharax utaagan xilka madaxtinimo ee maamulka g\dhexe Xasan Maxamed Nuur Qalaad oo manta soogaray degmada guriceel ayaa si weeyn waxaa...
TAR : 28/01/2015 Gunsulka guud ee dawladda Federaalka ah Soomaaliya u fadhiya magaalada Caden ee dalka Yemen Axmed Cabdi Xassan...
Munaasabadan lagu taageerayay Wasiirada cusub ee uu xalay ku dhawaaqay Raโisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaโarke oo ay...
Madaxweynaha Koofurgalbeed ee Soomaaliya ayaa soo xiray shirka dib-uheshiisiinta dhinacyadii ku dagaalamay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose oo degmada...
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...
Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...
Ciidamada Hayโadda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho