Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Afar iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo wadahadal kula yeeshay Asmara Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, oo ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka...
Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac oo ka mid ah Senatarada Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay kulan...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan ku-xigeennada Labada Aqal ayaa...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya ayaa si rasmi ah loogu casuumay ka qayb galka shirka sanadlaha ah ee Midowga Yurub oo looga...
Mas'uuliyiin ka socday Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug ayaa xarigga ka jaray Ceel laga hirgeliyay deegaanka Ximcad ee Gobolka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeeray deegaanno hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha dhexe. Taliyaha Ciidanka Dhulka xoogga...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha oo soo bandhigtay Warbixin Sanaddeedka Kormeerka Barnaamijyada Hay’adda UNİCEF ay ka fuliso dalka. Waaxda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Madaxa Hey’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR)...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo booqday kummanaan Ciidanka dowladda ah oo ku sugan Daarul-nimca,Ciidanka ku sugan halkaa, ayaa ah...
RADIO MUQDISHO(St.Petersburg-Russia):-Soomaaliya ayaa sanadkan waxa ay ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka. Maareeyaha...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa kulan la qaatay qaar ka...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal Soomaaliye Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ,ayaa kulamo muhiim ah ka wada magaalada Baydhaba ee caasimadda kumeel...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho