Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Barre,Iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Toronto ee Caasimadda...
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab, ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Kaam-Jaroon ee gobolka Jubbada hoose waxa ay...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqday Masaajidka taariikhiga ah ee Sheekh Cabdulqaadir Jeylaani ee...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Maxamed Cabdulqaadir Dhucle oo uu wehlinayo Agaasimaha Guud ee Wasaardda Dekadaha Mudane...
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Kaam-Jaroon ee gobolka Jubbada Hoose waxay ku...
Xoghayeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wakiilka hay’adda UNICEF ee Soomaaliya ayaa maanta Magaaladda Muqdisho ku kala...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa maanta gaaray degmada Al-Kowthar iyo deegaanka Daarunicma ee gobalka...
Kulankan ay soo qaban qaabiyeen guddiga Sanduuqa Horumarin Degmada Gaalkacyo oo diiradda lagu saaray ka qeyb qaadashada Bulshada ee dhismaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha dalka Ciraaq,...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali- Xoosh ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Sii-hayaha...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho