Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maaryanta Mussiibooyinka, Dr. Axmed Cabdi Adan, ayaa daaahfuray shir lagu soo bandhigay qiimaynta, howlqabadka Hay’adda UNFPA,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Madaxa Dhadhaqaaqa Al-Xikma ee dalka Ciraaq,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku baaqay in si deg deg ah lagu joojiyo dagaal...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku saxiixay Buugga tacsida Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka, Marxuum...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Galmudug Maxamed Nuur Diini oo ay wehliyeen howlwadeenno ka tirsan Wasaaradda ayaa maanta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay khudbad dhinacya badan taabaneysa ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 5-aad ee...
Taliska Ciidanka xoogga Dalka ayaa xalay Muqdisho ku qabtay munaasabad lagu sagootinayay Taliyahii hore ee howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim oo uu wehliyo Wasiir-dowlaha, Mudane...
Khudbadda Madaxweynaha ee furitaanka Kalfadhiga 5-aad BFS BISMILAAHI Guddoonka Labada Aqaal ee BFSXubnaha Labada Aqal ee BFSMadaxda qaybaha kala duwan ee dowladda,Mudanayaal...
Maamulada Galmudug iyo Puntland oo ku guuleeystay in Ciidamo isku dhaf ah ay kala dhax dhigaan Maleeshiyo beeleedyo colaad ku...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho