Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka kulammo kula qaatay...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa,...
Madaxweyne ku-xigeenka koobaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo Degmada Luuq ee gobolka Gedo u jooga xalinta...
Waxaa magaalada Rotterdam ee dalka Netherland lagu qabtay kulan lagu dhiiragalinayay dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Rotterdam halka Nuuradiin...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan iyo Agaasimayaal Ka tirsan Dowladda Hoose oo garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo, kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha...
Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa dhagax-dhisay dhismaha waddo Interlock ah oo laga...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Isaaq Cali Subagle, ayaa si diirran ugu soo dhaweeyay Caasimadda Koonfur...
Madaxwayne kuxigeenka Dowlad goboleedka Jubbaland iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa kullamo hordhac ah oo ah Nabadaynta Beelihii dirirta dhexmartay, waxa...
Ciidanka kumaandooska Gorgor ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo baaxad leh laguna baacsanayay khawaarinta ka fuliyay deegaanno hoos taga degmada...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho