Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan sagootin ah la qaatay khubaro ka tirsan Hay’adaha...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayey...
Sida lagu daabacay Wakaaladda wararka ee France-Presse, Xiriiriyaha Gargaarka Bini'aadannimada u qaabilsan Qaramada Midoobay, Martin Griffiths, ayaa ka digay sii...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay shabakadda Arab News inta uu joogay Boqortooyada Sacuudi Carabiya...
wafdi uu Hoggaaminayo Xisaabiyaha guud ee Qaranka ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda ku meel gaarka ah ee Dowladda...
Tan iyo markii Ciidamada Isre’iil, ay ku duuleen Magaalada Qaza, waxaa sii kordhahay khasaaraha soo gaaray Ciidamada Isra’iil, iyagoo marba...
Guddomiyaha degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud, Faarax Cabdi Macllin oo la hadlay warbaahinta Qaranka, ayaa xaqiijiyey in gacanta lagu soo...
Ururka Xisbullah ayaa weerar duqeymahay ku qaadday degaanka Dovev ee waqooyiga Israa’iil, kaasi oo ay ku nafwayeen Shaqaale ka tirsan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta booqasho ku tagay Warshadda weyn ee...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...
RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho