Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanada Mooda-moode & Daynuunaay ee gobolka Baay, waxaana howlgalka lagu dilay horjooge...
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya...
Xukuumadda Israa’iil ayaa ku dhawaaqday inay sare u qaaday heerka digniinta socdaalka muwaadiniinta, iyadoo soo saartay digniino la xariira safarada...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamuud C/raxmaan (Beenebeene) ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaaday Maamulaha...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo Amiirka Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thaani, ayaa Isniintii Shalay kawada hadlay xasuuqa...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa maanta ka qaybgalay kulan gaar ah oo ku...
Ururka 48aad guutada 10-aad Qaybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga dalka ee fadhigoodu yahay magaalada Buurdhuubo ayaa howlo samata-bixin ah u...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta kulan miro dhal...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka ayaa maanta Muqdisho...
Hawlgal qorsheysan oo ay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka sameeyeen deegaanka Daynuunaaye ee gobolka Baay ayaa lagu burburiyay goobo...
Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho