Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayay...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta oo Arbaca ah booqasho rasmi ah ku tagi doona dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta,...
Sida ay sheegayaan Wararka ka imanaya dalka Koonfur Afrika, Kooxo burcad hubeysan oo u dhashay dalkas ayaa dilay laba muwaadin...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib shirkii caalamiga ahaa ee isbeddelka...
Wasiirka arrrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi sare uu hoggaaminayo...
Safiirka Saafaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya, Danjire Axmed Cali Daahir ayaa hambalyo iyo bogaadin u direy Ummadda Soomaaliyeed guusha taariikhiga...
Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug ayaa ku soo gabagabeysay deegaanka Balihowd oo hoos taga degmada Xeraale...
Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay axdiga Qaran ee dhimista wasaqowga hawada (NDC). Waa qorshaheedii ugu horeeyay ee looga jawaabayo dhibaatooyinka...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa ka qeybgalay Shir duceed ku saabsanaa...
Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa kulan laba...
Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho