Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallim ayaa maanta Magaalada Muqdisho waxa uu ka daah-furay shir looga hadlaayo dardargalinta...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda xuska sanad guurada...
Hay’adda Bisha Cas ee Falastiin ayaa sheegtay maanta in Ciidamada Israa’iil ay duqeyma la beegsadeen Xero ay ku jireen dad...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga dalka General Dayax Cabdi Cabdulle, oo Warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay xogta rasmiga ah ee dagaalka...
Iyadoo wali dagaallo xooggan ay ka socdaan magaalada Qaza ee dhulka Falastiiniyiinta, ayay Dowladda Masar soo bandhigtay qorshe lagu soo...
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa Shalay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan “Goof-gaduud Buurey” ee dhaca gobolka Baay. Howlgalkaan ayaa...
Wakaaladda Wararka Anadol, ayaa sheegtay in 5 qof oo rayid ah oo ay ku jiraan 3 caruur ah ay ku...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Agaasimaha Cusub ee Isbitaalka Tababarka iyo Horumarinta Erdogan Mudane Maxamed Xuseen Ashraf ayaa lagu qabtay magaalada...
Waxaa magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska ka dhacay kulan tacsi ah oo loo sameeyay geeridii ku timid Allaha u...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho