Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Axmed Jaamac iyo Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka Baarlamanka JFS ayaa maanta kormeer...
1- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane...
Waxaa maalintii 2-aad galay shirkii arrimaha Booliska ee qaab-dhismeedka amniga Qaranka, kaas oo dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah...
Agaasimaha guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed mudne Axmed Siciid Maxamed ayaa maanta u soo xiray Madaxda sare iyo...
Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maalantii 2-aad gurmad ugu sameynaya shacabka ay saameeyeen roobabkii ka da’ay Magaalada...
Naadiya Cabdirizaaq Maxamed ayaa ku guuleysatay kursiga golaha deegaanka ee Magaalada St Louis Park, ee gobolka Minnesota, iyadoo noqoneysa duqa...
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wasaaradaha kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee dowlaha xubanaha ka...
Afhayeenka baarlamaanka Turkiga Numan Kurtulmuş, ayaa sheegay in baarlamaanka uu go'aansaday in aan la isticmaali karin Alaabaha ay soo saraan...
Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwadahii Musuqa ee Rafcaanka laga qaatay ee loo heystay Eedeysanayaal katirsanaa, Wasaaradda...
Guddiga caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas, ayaa fiidnimadii xalay ku dhawaaqday in Ciidamada Isra’iil ay beegsadeen kolonyo gargaar bini'aadannimo u...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho