Guddoomiye Kuxigeenka arrimaha Bulshada Iyo Wacyigalinta Maamulka Gobalka Banaadir, Cabdicasiis Cismaan Maxamed, oo xalay Kormeer ujeedkiisu ahaa u kuur galid...
War-saxaafadeed ka soo baxay hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ayay ku sheegtay in bilowgii bisha Oktoobar 2023, guud ahaan dalka waxaa...
Ku-simaha Duqa Magaalada Muqdisho ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure aya si rasmi ah...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in doorka ay haweenka Soomaaliyeed ka...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Safiirka dowladda Ingiriiska...
Xubnahaan ka tirsanaa golaha Wasiirada dowlad gobaleedka Puntland oo uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad kuwaas oo uu...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka hadlay fatahaadaha ayaa hay’adaha dowladda, kuwa caalamka iyo...
Roobab Xooggan oo saacadihhii lasoo dhaafey ka da'ay degmada Berdaale ayaa sababay in Daadad xoog leh ay ku soo rogmadaan...
Diyaaradaha dagaalka, nooca aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil ayaa duqaynmo ka geysatay duleedka magaalada Muxabib ee koonfurta Lubnaan, sida ay...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqday in maanta gargaarkii ugu horreeyay ay u dirayso gobolka Gedo roobabka iyo fatahaadaha...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho