Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, ayaa ka digtay in magaalada Qaza uu isu badallo xabaalaha carruur, waxuuna Israa’iil...
Alle ha u naxariistee Maareeye ku-xigeenkii Golaha Murtida iyo wacyigalinta Qaranka Maxamed Xassan Baroow ayaa goor-dhow ku geeriyooday magaalada Nairobi...
Waxaa marba marka ka dambeysa sii krdhaya Fatahaada uu sameynayo webiga Jubba ee mara degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, taasi...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka...
Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid Mudane Suleymaan Maxamuud Fargah ayaa kormeeray waddooyin laami iyo interlock ah oo laga hirgelinayo suuqa labaad ee...
Ku dhawaad 300 Qoys ayaa ka barakacay guryahooda kadib markii uu saameeyey Roobab saacadihii la soo dhaafay ka da’ay magaalada...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan deg deg ah la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed, kaas...
Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta ka daah furtay magaalada Muqdisho Aqoon-isweydaarsi la xiriira hoggaaminta wax-ku-oolka ah...
Cabdulaahi Cabdi Mustaf,ayaa lagu soo eedeeyay dil bareer ah oo u geystay Dable Boolis Cabdikariin Ibraahin Cali (Awdaango) halka Dable...
Roobab mahiigaan ah oo ka da’ayey maalmihii la soo dhaafay Gobolada Baay iyo Bakool ayaa sababay khasaare xooggan sida wararka...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho