Isku soo bax loogu ducaynayay Shacabkii ku shihiiday Isgooska Soobe 29-October 2022 oo Lagu qabtay isla goobtii uu weerarku ka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Mudane Cali Jeyte Cismaan u magacaabey Inuu noqdo U Qeybsanaha Xafiiska...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle oo la hadlayay boqolaal dadweyne oo isugu soo baxay xuska qarixii 29...
Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay dibad-baxa ballaaran oo lagu xusayo Qaraxii bahalnimada ahaa ee 29-October 2022-khawaarijta ay ka geysatay...
Ciidanka kumaandooska Danab ee ku sugan Magaalada kismaayo ayaa gacanta ku dhigay Abshir Mowliid Axmed oo katirsan khawaarijta. Abashir Mowliid...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta Iyo Diinta ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow oo goordhow shir jiraa’id ku qabtay xafiiskiisa...
Agaasimaha Xafiiska Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Qaasim Cabdullaahi Xasan ayaa dalka Hindiya ku booqday Macalin Cali Maxamad Maxamuud iyo Ramlo...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa maanta dhagax dhigay xarunta howlgalka degdega ee...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...
Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho