Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Hay’adda...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Qado sharaf Magaalada Muqdisho ugu sameeyay Madaxda...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf “Al-Cadaala ” oo ka qeybgalayay Barnaamij...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) oo uu wehliyo Lataliye Sare...
Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay dib u eegista miisaaniyadda dowladda ee...
Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir, ayaa maanta xukunka kasoo saartay 36 Eedaysane oo ajaanib ah kuwaas oo sife sharci darro ah...
Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Bangiga adduunka oo uu hoggaaminayay...
Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Adam ayaa maantapXarunta Dhexe ee Hay’adda kula kulmay madax ka...
Munaasabad kooban oo ka dhacday Xarunta Maamulka Gobolka Mudug ayaa Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali oo uu wehlinayo...
Wafdi uu hoggaaminayey Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee XFS Maxamed Aadan Macalin ayaa ka qayb galay Shirka Wadahadalka Caalamiga...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Faysal Aadan Xasan ayaa shir guddoomiyay kulan muhiim ah...
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Baydhabo kulan muhiim ah kula qaatay odayaasha...
𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨, 𝟕 𝐋𝐮𝐮𝐥𝐲𝐨 𝟐𝟎𝟐𝟔 –Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho