Munaasabad ay xilka kula wareegayaan Wasiiru-dowlaha iyo Wasiir ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda Gaaadiidka iyo duulista hawada oo lagu qabtay Muqdisho....
Agaasimaha waaxda isboortiga Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha mudane Saacid Maxamed Xasan ayaa ka qeyb galay xaflad qado soo dhaweynta ah...
Wasiirada Wasaaradaha Batroolka iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed Iyo Mudane Cabdullaahi Axmed Jaamac( ilka...
Hantidhawraha Guud ee Qaranka Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa ka qaybgalay furitaanka shirka Ururka Hay’adaha Hantidhawrada Afrika (AFROSAI-E) oo sannadkan...
Munaasabaddaan ayaa lagu soo bandhigay horumarka iyo guulaha laga gaaray howlaha cilmi baarista Caafimaadka guud ee dalka oo dhan, iyada...
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hoggaaminaayo oo maanta soo gaaray Magaalada Baledweyne, ayaa si diiran...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Guure, ayaa xilka u kala wareejiyay Agaasimihii hore ee Waaxda Shaqada...
Wafida ka socday Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa booqasho ku tagey Sheybaarka Dhexe, Isbitaalka Martiini iyo Machadka Caafimaadka Qaranka....
Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, ayaa fashiliyay shabakad ka tirsan Khawaarijta oo doonayay inay weeraraan Beerta Nabadda...
Wasiiru dowlaha wasaaradda Macdanta iyo Kheyraadka biyaha XFS ayaa dalka Ciraaq uga qeybgalaya Shirka caalamiga ee biyaha oo Baqdaad ka...
RADIO MUQDISHO(KENYA):-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta ee Soomaaliya ayaa kulan ku qabatay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya, kaas oo ay la...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in 17 dhallinyaro Soomaaliyeed ay ku geeriyoodeen badda...
Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta we Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku qabatay kulan xarunta Safaaradda Soomaaliya kaas oo ay u...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali ayaa wadahadallo rasmi ah la yeeshay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho