Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Dr, Cali Xaaji Aaden iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka...
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta Maxkamadda gobolka Banaadir hor geeyay sagaal eedeysane iyo shirkado loo haystay ka...
Qaar ka mid ah Gabdhaha ku jira Barlamanka Federalka Soomaaliya labadiisa gole iyo hay’adaha Qaramada Midoobay ee ka howl gala...
Wasaaradda arrimaha dibadda Sacuudiga ayaa sheegtay, in Boqortooyada Sacuudiga iyo Mareykanka ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xabbad...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cilmi Maxamed Nuur, oo ka qeyb galaya shirka sanad laha ah ee Bangiga Horumarinta...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay sharaf sagootin ah u sameeyey Maayarrada Magaalooyinka dalka iyo Wasiirrada arrimaha gudaha dowlad goboleedyada, kuwaas...
Mid ka mid ah Horjoogayaasha Khawaarijta ayaa lagu dhaawacay hawlgal wadajir ah oo ay fuliyeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamiga...
Kulanka aqoon isweydaarsiga Wadatashiga istiraatijiyadda Qaran ee warbaahinta iyo wada xiriirka ( National Communication strategy ) ayaa maalintii labaad galay,...
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo ka hadlay madasha shirka Sharma El Sheikh ayaa ku nuuxnuuxsaday...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada, Ciidamada Qalabka Sida...
RADIO MUQDISHO:-Kadib markii Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqay in Ciidamada Qaranka ay qaadayaan howlgal kama dambeys...
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Reysal Qorane oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS), Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin...
RADIO MUQDISHO(ARUSHA):-Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Arusha ee dalka Tanzania loogu soo gebagebeeyey Shirkii 20-aad ee Wasiirrada Kaabeyaasha dhaqaalaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho